AUN Mohamed Sheikh Gabyow oo ku geeriyooday magaalada London.


Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun waxaa magaalada London ku geeriyooday Allaha u naxariistee Qareenki qoray dastuurkii ugu horeeyay ee Qaranka Soomaaliya Marxuum Mohamed Sheikh Gabyow Jannadii Firdowsa Allaha ka waraabiyo Amiin Aamiin.

Comments